Culimo banaanka soo dhigay Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee Somaliland (Akhriso)

Culimada maamulka Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen gafef iyo khaladaad diimeed oo ku jira Xeerka Kufsiga ee maamulka Somaliland oo dhawaan ansixiyeen golayaasha maamulkaasi. Xeerkan ayaa dhaliyay caro iyo muran badan , waxaana markii dambe maamulka Somaliland ku qasbanaadeen in dib u eegis ku sameeyaan qodobo badan oo xeerkan ku … Continue reading Culimo banaanka soo dhigay Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee Somaliland (Akhriso)